Sawirro: Shabaab oo soo bandhigay Sargaal iyo ciidamo ka tirsan Jubbaland oo u goostay dhankooda

Sawirro: Shabaab oo soo bandhigay Sargaal iyo ciidamo ka tirsan Jubbaland oo u goostay dhankooda

Maleeshiyada Shabaab ayaa Magaalada Jilib kusoo bandhigtay Sarkaal ay sheegeen inuu ka soo goostay dhanka Maamulka Jubbaland iyo Ciidamo uu watay.

Maleeshiyada ayaa magaca Sarkaalkan ku sheegay Col. Yaasiin Fiilo oo kamid ahaa Saraakiisha maamulka Jubbaland.

Shabaab ayaa sheegay Col. Yaasiin Fiilo uu go’aansaday ku biiritaanka Shabaab, kadib markii uu ka damqaday dhibaato ay sheegeen in lagu haayo shacabka Somaliyed, sida ay hadalka u dhigeen.





Maleeshiyada Shabaab ayaa sidoo kale sheegtay in Col. Yaasiin Fiilo iyo askartii la socotay meel fagaare ah inay kaga dhawaaqeen inay towbad keeneen.


thumbnail Title: Sawirro: Shabaab oo soo bandhigay Sargaal iyo ciidamo ka tirsan Jubbaland oo u goostay dhankooda
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-21T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sawirro: Shabaab oo soo bandhigay Sargaal iyo ciidamo ka tirsan Jubbaland oo u goostay dhankooda



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 21, 2017 and have 0 comments