somalida uk oo loo diiday iney aadaan somaliya iyagoo aan Wadanin Fiise dowlada bixisay

somalida uk oo loo diiday iney aadaan somaliya iyagoo aan Wadanin Fiise dowlada bixisay

 Diyaarada Turkish Airline ayaa la sheegay inay ku Wargelisay Shacabka Somaaliyeed ee ku dhaqan Dalka UK inaysan Caruurtoodu u Raaci karin dalka Soomaaliya, iyagoo aan Wadanin Fiise ama dal ku gal kasoo baxay Dawladda Soomaaliya.



HALKAN KA DAAWO VIDEO




Arintaan ayaa siyaabo kala duwan looga hadlay, waxaana la is waydiinayaa sababta keentay in Waalidiin iyo Caruurtooda la kala reebo, Waxaase suuro gal ah in lagu doonayo in lagu yareeyo Caruurta Qurbaha ka taga ee ku biira Kooxaha Xagjirka ah.
thumbnail Title: somalida uk oo loo diiday iney aadaan somaliya iyagoo aan Wadanin Fiise dowlada bixisay
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-22T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
somalida uk oo loo diiday iney aadaan somaliya iyagoo aan Wadanin Fiise dowlada bixisay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 22, 2017 and have 0 comments