Video: Baabuur nooc ku cusub dadka Muqdisho oo la geeyay magaalada Muqdisho

Video: Baabuur nooc ku cusub dadka Muqdisho oo la geeyay magaalada Muqdisho

Video: Baabuur nooc ku cusub dadka Muqdisho oo la geeyay magaalada Muqdisho

Baabuurka nooca Limousine oo horay loogu arkin magaalada Muqdisho ayaa waxaa dunida isticmaala dadka maal qabeenada ah iyo madaxda, waxaana gaarigaan la yimid ganacsade Soomaaliyeed oo hindisay ganacsi waji cusub.

Gaarigaan oo lacagtiisa la iibiyo lacag u dhaxeyso $50,000 ilaa $60,000 ayaa sidoo kale waxaa loo isticmaalaa in lagu qaado lamaanaha is aroosaya.


RIIX HALKAAN KA DAAWO



Gaarigaan oo sidoo kale loo yaqaan Lincoln, waxaana soo saartay shirkad Mareykan ah, iyadoo hadda la joojiyay in dib loo soo saaro.


thumbnail Title: Video: Baabuur nooc ku cusub dadka Muqdisho oo la geeyay magaalada Muqdisho
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-16T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Video: Baabuur nooc ku cusub dadka Muqdisho oo la geeyay magaalada Muqdisho



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 16, 2017 and have 0 comments