Xagee Ku Noolyihiin Gabdhaha Ugu Quruxda Badan Somaliya?

Xagee Ku Noolyihiin Gabdhaha Ugu Quruxda Badan Somaliya?

Waa hubaal in ay gabdhaha somaliyed ay ka mid yihiin gabdha dunida ugu quruxbada badan, hadan kuma jiraan qaraada madow ee afrika.
Hadaba waa kuwee gabdhaha ugu quruxda badan sidee iyo tobonka gobol ee dalkeena somaliya, hay’ada layiraahado WOMEN HANDSOME “WH” oo fadhigeeda magaalad GENEVA , 0o qaabilsan quruxda dumar, 87dal ayay ka sameysay qiimeyn, Somaliya dhawaan waxay sameey qiimeyn lagu loogu kuur galaayo gabdhaha somalida ugu quruxda badan halka ay ku noolyihiin, ayadoona wadama badan ka so sameysay WH.
1. Baladweyn | Hiiran :
Hay’ada “WH” qiimeynta ay sameysan magaalada baladweyn waxay kaalinta kowaad ka gashay in noqoto meesha ay ku noolyihiin gabadha ugu quruxda badan somaliya.
Shaki kuma jiro in ay tahay baladweyn magaalo ay ku noolyihiin dumar ad uquruxbadan. sido kale waxaa jira hees uu sameyay abwaan hadraawi, oo Fanaanka weyn ee Xasan Adan Samatar oo ku lo qeeyo. waxay ka hadleysaa qeyb ka mid ah quruxda ay leeyihiin gabdhaha ku noool magaalad baladweyn. hadii an so qaadan qaar kamid ah erayada heesta baladweyn uu abwaanka ku amaanayo quruxda gabdha ku nool magaalada gobolka hiiran-baladweyn waxaa uu yiri:–
Dhanka bari magaalada- Saw boqorad joogtoo- Biyo dahab lamoodoo -Bilicdii haweenkiyo -Tiii loo dhammeeyoo.
********                    ********                    *******                      ********                    ******
Timo boqonta joogoo- Baalqoray lamoodoo – Baarkana casaankii -Bidix midig isgaaro- Bulcad lagu xidheeyoo.
2. Kismaayo | Jubada Hoose:
Kismaayo iyo guud ahaan gobolkas dumarka ku nool waxaa lasheegay in yihiin gabadha labaad ee ugu quruxda badan 18gobol ee somaliya, waa gabdhaha so dhaweynka kuwa baladweyn, kaliyah waxaa ka horeeya Gobolka hiiran.
Sido kale hay’ada WOMEN HANDSOME -“WH” oo arimaha quruxda hawaanka uqaabilsan. waxay sheegtay in gobolkasi ay jogaan dumar laf leh oo dheer indha waa weyn leh aadna uqurux badan, waxaas uu sii dheer dabeecad wanaaga iyo habdhaqanka bulshada.
3. Baydhabo | Baay:
Marka la eego dumarka kunool guud ahaan gobolka, gaar ahaan magaalada baydhabo. Hay’ada WH  waxay ku  tilmaamtay in ay ku noolyihiin qaar kamid ah  gabdho aad u uqurux badan koonfurta somaliya sida sheegtay warbixinta.
Waxaa ku nool degaankas dumar bilic qurxoon oo so jiidasho leh oo joog dheer oo laf leh. sido kale quruxda waxaa u sii dheer oo lugu xusho habdhaqanka wanaagsan. sidaasi waxay kaalinta Sedexaad ku galaan gabdhaha ugu quruxda badan  somaliya.
4. Laascanood | Sool :
Magaalada laascaanood ee xarunta gobol sool waxaa lagu tilmaamaay in ay tahay meesh afraad ay ku noolyihiin gabadhaha ugu quruxda badan somaliya.
Sida ya sheegtay hay’ada caalimiga ah ee  WOMEN HANDSOME- “WH” ee qaabilsan quruxda dumarka ee ku nool dunida. 4tii sano mar ayay ka  sameysaa wadan, sidaasi waxaa kaalinta afraad ee quruxda dumar 18gobol ku gashay Gobolka Sool.
5. Hargeysa | Waqooyi Galbeed :
Hargeysa waa magaala madaxda gobolka waqooyi galbeed, waxaa ku nool dumarka aad uqurux badan sidoo kale waxaa ay warbixinta ay sheegtay in ay yihiin gabdha gobolka waqooyi galbeed kuwa ka ilbaxsan marka loo eego gobolada kale ee somaliya.
Waxaa jira abwano magac iyo miisan ku dhax leh Bulshada somaliyed sidaasi ay tahay waxay qaarkood amaan kala dul dhaceen gabdhaha ku nool gobolka waqooyi bari waxaa ka mid ahaa sugaan yahanadaasi abwaanka uu  ku cabiray tix gabay ah uu utiriyay gabar uu jeclaa waxaan ka so qaadanahy qaar ka mid ah eraydi uu jiri asigoo si feynaayo quruxdeda.
Dhulka Jawharaad Iyo            *******     Hadii Dheeman Lagu Qubo


Dhal Dhalaalka Dahabkiyo     *******    Dhaayuhu Wuxuu Tabo
Waxaad Tahay Dhamaysiyo   *******   Dhabeel Uunka Joogtee.
Intaas waxaa ku eg warbixinta ay so saartay hay’ada WOMEN HANDSOME- oo marka magaceeda lasoo gaabiyo looyaqaan “WH” , hubaal waxaa ah in ay jiraan gabdha aad uqurux badan waliba ku nool qaar kamid ah gobolad dalka somaliya laakiin aysan xusan hay’ad ka faalooto quruxda dumar dunida.
thumbnail Title: Xagee Ku Noolyihiin Gabdhaha Ugu Quruxda Badan Somaliya?
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-16T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Xagee Ku Noolyihiin Gabdhaha Ugu Quruxda Badan Somaliya?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 16, 2017 and have 0 comments