Xiliga Uurka Iyo Galmada Wax Kabaro Caafimaad Ahaan Ka Faaideyso.

Xiliga Uurka Iyo Galmada Wax Kabaro Caafimaad Ahaan Ka Faaideyso.

Maalmahaan, dadku waxay si ka fudud si kasta oo hore uga hadlaan galmada. Si kasta ha ahaatee, dadku mararka qaarkood way ka weji gabxaan iney ka hadlaan galmada iyo uurka waxaana laga yaabaa iney dhibaato ka qabsato iney su’aalo ku saabsan galmada ula yimaadaan takhtarkooda ama kalkaalisada.


Sidoo kale, haweenka iyo ragguba inta badan cabsidooda iyo dareemmadooda iyagaa isku qarsada.
Haddii kani uu yahay ilmahaagii ugu horreeyey, waxaa laga yaabaa inaadan ogaannin in uurku uu yahay waqti dareenkaaga badalmo uu adiga iyo aabbaha ilmaha isu kiin beddelo.



Waxaa laga yaabaa inaad dareento daal, niyad kacsanaan, farxad, diiqo, rajo, cabsi, hooyonnimo iyo qurux, lur iyo soo jiidasho la’aan. Aabbuhu, dhinaca kale, waxaa laga yaabaa inuu dareemo inuu ku faano inuu ilmo aabbo u noqdo ama uu ka wel welo mas’uuliyado cusub.


thumbnail Title: Xiliga Uurka Iyo Galmada Wax Kabaro Caafimaad Ahaan Ka Faaideyso.
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-31T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Xiliga Uurka Iyo Galmada Wax Kabaro Caafimaad Ahaan Ka Faaideyso.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 31, 2017 and have 0 comments