Akhriso: dagaal culus oo ku saabsan tartankii adkaa ee dhex maray Qeybdiid iyo Faroole oo ka socdo Baraha Bulshada

Akhriso: dagaal culus oo ku saabsan tartankii adkaa ee dhex maray Qeybdiid iyo Faroole oo ka socdo Baraha Bulshada

Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Cabdi Qeybdiid ayaa loo doortay guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka oo ah guddi ka kooban labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga labada Aqal ee Dastuurka ayaa ka kooban 10 xubnood oo min shan xubnood uga socda Golaha shacabka iyo Golaha Aqalka Sare.

Cabdi Qeybdiid ayaa helay 6 cod, halka uu C/raxmaan Faroole ka helay 4 Cod, waxaana ku adkaaday doorasadii Cabdi Qeybdiid oo 10-kii xubnood ee Guddiga ay 4 ka mida siiyeen codkooda.

Haddaba dagaal dhanka afka ah ayaa ka dhex bilowday Baraha Bulshada, gaar ahaan Facebook, kaasoo ku saabsan tartankii adkee ee dhex maray Faroole iyo Qeybdiid, kaasoo ugu dambeyntii guuldaro adag lagu dhuftay Faroole.

Dadka kala duwan ayaa fikirkooda kasoo dhiibtay arrintaan, iyadoo kuwa qaarna ay sheekada u badaleen nooc kale.



Waxaan halkaan hoose idinkugu soo gudbineynaa qaar ka tirsan fikradihii ugu xiisaha badnaa ee maanta la isku dhaaftsaday Baraha Bulshada:





Akhriso: dagaal culus oo ku saabsan tartankii adkaa ee dhex maray Qeybdiid iyo Faroole oo ka socdo Baraha Bulshada




thumbnail Title: Akhriso: dagaal culus oo ku saabsan tartankii adkaa ee dhex maray Qeybdiid iyo Faroole oo ka socdo Baraha Bulshada
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-09T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Akhriso: dagaal culus oo ku saabsan tartankii adkaa ee dhex maray Qeybdiid iyo Faroole oo ka socdo Baraha Bulshada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 09, 2017 and have 0 comments