Daawo Fanaanad Caan Ah Oo Ku Dhawaaqday Inay Fanka Isaga Baxday Kadib Markii Ay Fadeexad Kala Kulantay Muuqaalkii Asbuucii Hore Ay Soo Saartay

 Fanaanada Uma Shariif ayaa si lama filaan ah maanta ugu dhawaaqday in fanka ka baxday xili ay ku sugan tahay Magaalada Kampala ee xarunta Dalka Ugaada.

Inkastoo aan rasmi ahaan loo aqoon sababta ka bixitaanka fanka keentay ayaa hadana waxaa jira warar mudooyinkaa suuqa ku jiray oo la xariiray muuqaalka Heesta Daahir.

Uma Shariif ayaa soo saartay dhawaan muuqaalka Heesta Daahir oo ay kala kulantay fadeexad xun kadib markii muuqaalka ka soo muuqatay iyada oo si fiican aan u asturnayn.

Hasayeeshee Xiddigtaa ayaa ka gaabsatay in ay cadayso sababta uga baxday waxa ayna sheegtay oo kaliya in fanka hada ka hor ku kala tageen ninkeeda hadana uu jiro cadaadis xaga Qoyskeeda ah.

RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Ma cado in cadaadiskaa qasab uga dhigay in Fanka ka baxdo iyo in kale hasa ahaatee waxaa loo badinayaa in muuuqaalka ay soo saartay oo aan qurux badnayn sababtiisa uga baxday.

thumbnail Title: Daawo Fanaanad Caan Ah Oo Ku Dhawaaqday Inay Fanka Isaga Baxday Kadib Markii Ay Fadeexad Kala Kulantay Muuqaalkii Asbuucii Hore Ay Soo Saartay
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-04T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Fanaanad Caan Ah Oo Ku Dhawaaqday Inay Fanka Isaga Baxday Kadib Markii Ay Fadeexad Kala Kulantay Muuqaalkii Asbuucii Hore Ay Soo Saartay

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 04, 2017 and have 0 comments