Daawo:- Masaajid ku yaala Minnesota oo Bambo lagu weeraray iyo waxa dhacay

Daawo:- Masaajid ku yaala Minnesota oo Bambo lagu weeraray iyo waxa dhacay

Daawo:- Masaajid ku yaala Minnesota oo Bambo lagu weeraray iyo waxa dhacay

Masjidka Daaruf Faaruuq oo ku yaala magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota ayaa waxaa gaaray ciidamada faro badan kaddib markii subaxnimadii hore ee saakay Bam lagu weeraray.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



Gaar ahaan Bamkan ayaa ku dhacay xafiiska ama xarunta Sheekh Waliid oo ah Imaamka masjidka, hasse ahaatee lama sheegin cid wax ku noqotay.

Ciidamada ayaa baaritaan dheeraad ah ku haya Bamka lagu weeraray masjidka iyo sida uu dhacay, ilaa iyo haddana ma jiro wax faah faahin ah oo ay saraakiisha amniga ka soo saareen weerarkan Bambaano.




thumbnail Title: Daawo:- Masaajid ku yaala Minnesota oo Bambo lagu weeraray iyo waxa dhacay
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-07T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo:- Masaajid ku yaala Minnesota oo Bambo lagu weeraray iyo waxa dhacay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 07, 2017 and have 0 comments