Damaashaadka Xeebta Liido iyo waxyaabaha ku cusub: VIDEO

Damaashaadka Xeebta Liido iyo waxyaabaha ku cusub: VIDEO

Xeebta Liido ee ku taal degmada Cabdicasiis, waxaa Jimca walba iyo maalmaha feestada ah ama fasaxa u damaashaad taga boqolaal dhalinyaro ah oo isugu jira Rag iyo Dumar si ay ugu soo damaashaadaan, una soo qaataan hawo aad u macaan. 
Mudooyinkaan danbe ayaa waxaa xeebta ay noqotay mid ka duwan sidii hore, iyadoo dhalinyarada usoo baashaal tegaya si ay sawirro iyo muuqaale kale isaga qaadaan, iyadoo dhalinyaro walba uu gacanta usoo qabsanayo gacaladiisa.

Qurba joogta ka tagtay dalalka dibada, gaar ahaan Yurub iyo Ameeriko ayaa u badan kuwa hababka cusub bulshada kusoo kordhiyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



Hadaba halkan hoose waxaa idinkugu soo gudbineynaa muuqaal kooban oo ah kii ugu danbeeyay ee laga soo duubay Xeebta Liido.




thumbnail Title: Damaashaadka Xeebta Liido iyo waxyaabaha ku cusub: VIDEO
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-01T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Damaashaadka Xeebta Liido iyo waxyaabaha ku cusub: VIDEO



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 01, 2017 and have 0 comments