Gabdho mataano ah oo wax walbana wadaaga xitaa Galmada: Daawo

Gabdho mataano ah oo wax walbana wadaaga xitaa Galmada: Daawo

Mataanahaan ayaa wax walba nolosha ka mid ah wadaaga oo ay ku jiraan dareenka, hal saaxiib iyo in ay isku dayi doonaan inay yeeshaan hal uur.

Anna iyo Lucy DeCinque, 30 jir ayaa adduun dhan $ 250,000 waxay ku bixyeen qaliinka la isku qurxiyo si ay isugu eegaadaan, loona buuxiyo  dibnaha, naasaha iyo suunniyada baarkooda.

labadaan gabdhood ee mataanaha ah ayaa mudo afar sano ah xiriir kala dhaxeeyay makaanik korontada sameeya oo la yiraahdo Ben Byrne, 32,  iyaoo hal dareen wadaagaya.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


Anna iyo Lucy DeCinque ayaa dareenkooda wuxuu yahay mid isku xiran, oo mid walba waxay sameyso ay tan kalena sameyneyso, hadey wax cunto Anna, Lucy iyadana waa qasab in ay wax cunto, dhaqaatiirta ku xeel dheer quluub, jinsiga iyo caafimaadka 99.9 waxay isku mid ka yihiin mataanahaan dareenka oo ay wadaagaan.


thumbnail Title: Gabdho mataano ah oo wax walbana wadaaga xitaa Galmada: Daawo
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-05T21:28:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabdho mataano ah oo wax walbana wadaaga xitaa Galmada: Daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 05, 2017 and have 0 comments