Haweeneey La Garaacay Markii Ay Gabar Dhashay. (DAAWO)

Haweeneey La Garaacay Markii Ay Gabar Dhashay. (DAAWO)


Haweenaydan oo lagu magcaabo Meena Kashyap, ayaa laga arkayay muuqaal la soo duubay iyadoo labo nin garaacayaan, sababtana waxaa lagu sheegay kadib markii ay dhashay gabar.


Meena oo soddon iyo shan jir ah una dhalatay waddanka Hindiya ayaa kala kulantay qoyska ninkeeda dagaal iyo waliba in loo diiddo in magac la siiyo gabadha ay dhashay, sababta sidaas loo samayna waa inay haweenaydani dhashay gabar.



Dalka Hindiya qoyska gabar lihi waxaa ay ku khasban yihiin inay lacag bixiyaan si gabadhooda wiil u guursado waana caado dhaqameed.
thumbnail Title: Haweeneey La Garaacay Markii Ay Gabar Dhashay. (DAAWO)
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-21T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Haweeneey La Garaacay Markii Ay Gabar Dhashay. (DAAWO)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 21, 2017 and have 0 comments