Nin Xaaskiisi Dilay Kadib Markii Ay Ugu Wacday Magaca Ninkeedii Hore Iyadoo galmada Socoto.

Nin Xaaskiisi Dilay Kadib Markii Ay Ugu Wacday Magaca Ninkeedii Hore Iyadoo galmada Socoto.


Wuxuu maxkamadda horteeda ka qortay KHamiistii inuu dil u gaystay Maariya Nameeth sannadkii 2015 waxaana maxkamadda gobolka Falorida ku xukuntay madaxa ha ku furto.


Fidel Lopez oo lix iyo labaatan sanno jir ah ayaa qirtay dilka saaxiibadii hore oo kow iyo soddon jir ahayd taas oo sababsatay kadib markii ay ku dhawaaqday magaca ninkeedii hore iyadoo lagu jiro xilligii sariirta.



Ninkan ayaa aad uga maseeyray arrinta kadibna dilka gaystay.

XG. Daily Mail 
thumbnail Title: Nin Xaaskiisi Dilay Kadib Markii Ay Ugu Wacday Magaca Ninkeedii Hore Iyadoo galmada Socoto.
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-21T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nin Xaaskiisi Dilay Kadib Markii Ay Ugu Wacday Magaca Ninkeedii Hore Iyadoo galmada Socoto.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 21, 2017 and have 0 comments