Ninka Loogu Cabsi Badan Yahay Higjiga Iyo DHagaxbuur.

Ninka Loogu Cabsi Badan Yahay Higjiga Iyo DHagaxbuur.

Mahad Khaliif Cabdi oo noqday ninka loogu cabsi badan yahay Jigjiga iyo Dhagaxbuur. Mahad waxaa la soo sheegayaa in shacabku aad uga baqaan hada oo uu la wareegay hawlihii handadaada dhalinyarada suuqa dhexdeeda,


la wareega gawaadhida “kotorobaanka”, xidhxidhka iyo ihaanaynta shacabka isagoo u kala goosha si joogta ah Jigjiga iyo Dhagaxbuur. 



Hawlihii xitaa Cabdi Ileu iska daayey ee ahaa in dadka suuqa loogu hanjabo ayuu dib u bilaabay sida warar lagu kalsoon yahay oo Jigjiga naga soo gaadhay xaqiijiyeen. 

Waxaana lagu abaal mariyey mashaariic dhismayaal iskuulo ay kamid yihiin. 
thumbnail Title: Ninka Loogu Cabsi Badan Yahay Higjiga Iyo DHagaxbuur.
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-20T23:50:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ninka Loogu Cabsi Badan Yahay Higjiga Iyo DHagaxbuur.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 20, 2017 and have 0 comments