Sawirro: Marwada Mugabe oo dhaawac u geysatay Gabar da’ yar

Sawirro: Marwada Mugabe oo dhaawac u geysatay Gabar da’ yar

Saxaafada dalka South Africa ayaa baahisay warar sheegaya in marwada koobaad ee dalka Zimbabwe Grace Mugabe ay geysatay tacadiyo.

Grace Mugabe, ayaa lagu eedeeyay inay ku xad gudubtay Gabar da’ yar oo ay isku maandhaafen Hoteel ku yaalla dalkaa.

Gabadha eedeeymaha u jeedisay marwada Mugabe ayaa sheegtay in madaxa looga dhuftay jug, isla markaana xadgudubkaa ay kala kulantay Xaaska Mugabe.

Grace Mugabe oo loo heysto eeda ayaa dalkeeda ku laabatay iyada oo ka tagtay dalka Koonfur Afrika, ka dib markii ay ku guuldarraysatay in ay u tagto booliiska magaalada Johannesburg si wax looga waydiiyo eedaymo tacaddi oo lagu soo eedeeyay.



Marwo Grace ayaan ilaa iyo hadda aan ka hadal eedaynta loo soo jeediyay.

thumbnail Title: Sawirro: Marwada Mugabe oo dhaawac u geysatay Gabar da’ yar
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-17T04:54:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sawirro: Marwada Mugabe oo dhaawac u geysatay Gabar da’ yar



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 17, 2017 and have 0 comments