SMS LOVE : Jaceylku Waa Sida Laastiig Labo Qof Wada Jiidayso Hadduu Ruuxa Kale Sii Daayana … Iyo Kuwo Kale

SMS LOVE : Jaceylku Waa Sida Laastiig Labo Qof Wada Jiidayso Hadduu Ruuxa Kale Sii Daayana … Iyo Kuwo Kale

Jaceylku waa sida laastiiga oo ay labada lamaane kawada hayaan labada daraf hadii midkood siidaayana uu xanuujinayo ruuxa kale , macaankaygoow ha iiga tagin jaceylka waxa uu igu reebanayaa xanuun ay adag tahay habka uu ku bogsanayo.

Waxa aan ahay qeyb kamid ah maqaar kaaga oo marna kaama go’o , waxa aan ahay maado kamid ah farxadaada , qaab waliba oo aad u muuqato .

Waxa aan ahay riyadaa jaceyl iyo xaqiiqda dhabta ah ee dareenkaaga , waxa aan maqlaa qalbigaaga oo I dareemaya filayana sida uu uga taxadari lahaa maqaarkiisa maxaa yeelay aniga ayaa qeyb ka ah.

Goorta uu jaceylku ahayn waali , ma aha jaceyl ; waxa aan kaa dhigayaa mid aan iloobin xasuustana magacayga meelkasta oo aad joogtid .

Jaceylku waa waa dhaymanka ugu qaalisan adduunka qofkastana uusan haysan Karin , haddii aan adiga ku hela na majiro qof iga qaalisan dunidan.


Madaneeyo waxa ay dadku I dhahaan dhagna jalaq uma siiyo hadii aad niyadayda kujirto , malaha cid aan kuula mid dhigo maxaa yeelay waxaa dagtay qalbi gayga .
thumbnail Title: SMS LOVE : Jaceylku Waa Sida Laastiig Labo Qof Wada Jiidayso Hadduu Ruuxa Kale Sii Daayana … Iyo Kuwo Kale
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-02T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SMS LOVE : Jaceylku Waa Sida Laastiig Labo Qof Wada Jiidayso Hadduu Ruuxa Kale Sii Daayana … Iyo Kuwo Kale



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 02, 2017 and have 0 comments