Qaabka loo soo dhaweeyo Ninkaaga marka uu Shaqada ka yimaaddo. ciyaarta sariirta

Qaabka loo soo dhaweeyo Ninkaaga marka uu Shaqada ka yimaaddo. ciyaarta sariirta

Warbixintan wax ay gaar u tahay Dumarka waxaana fiican in ay ka faa ideystaan hadii sida ugu haboon aad u iticmaasho warbixintan waxaa hubaal ah in uu Ninkaaga ku jececllaan karo.

Madooneysaa in aad soo jiidato Ninkaaga hadii jawaabtaada ay haa tahay waxaad isku daydaa in aad si wanaagsan u soo dhaweyso Seygaaga ama Ninkaaga wali sida ugu wanaagsan maxaayeelay soo dhaweynta xaajigaaga waxa uu kaalin weyn ka qaadan kartaa Jaceylka xaajigaaga

Marka uu soo dhawyahay Ninkaaga ama ay soo dhawaato xilliga uu shaqada ka soo baxaayo ,waxaad fariisaneysaa qolka fadhiga adigoo Niyadda ku haya xaajigaaga ,marka aad maqasho garaaca Al-baabka adiga ayaa u istaagaya oo ka furaya Al-baabka.



kadib waxaad ka fureysaa ama aad ka siibeysaa Dharka ,kadib waad u riix riixeysaa ,waxaana siineysaa waxa uu u baahan yahay kadibno sheeko adigoo u riix riixaya ,kulana hadlayo hadallo macaan .

thumbnail Title: Qaabka loo soo dhaweeyo Ninkaaga marka uu Shaqada ka yimaaddo. ciyaarta sariirta
Posted by:galmada Net
Published :2017-09-08T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qaabka loo soo dhaweeyo Ninkaaga marka uu Shaqada ka yimaaddo. ciyaarta sariirta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 08, 2017 and have 0 comments