Haddii aad weligaa maqli jirtay Soomaali iyaga uun isjeclaada, maanta waxaan idin heynaa wiil Soomaali ah oo jeclaaday gabadh Hindi ah, kuwaa oo ku kala nool dalalka Koonfur Afrika iyo Hindiya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Baraha bulshada ayay wiilka iyo gabadha isku barteen oo uu kula hasaaway, waxaana halkaasi ka dhashay jacayl markii dambe sababay inay is mehersadaan oo ay is guursadaan iyagoo kala durugsan, oo Weliba kala dhaqan duwan.
Hadaba wiilkan oo lagu magacaabo Muxiyadiin Murshid Sheekh Axmed oo ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa waxuu uka warramay Waxyaabaha ay kuwada Hadli jiree, siday isku Fahmeen ee Jacaylku ku yimid, Qaabka ay isku Guursadeen maadama aynu kala dhaqan duwanahay iyo Waxa uu Hadii Alle siiyo Caruur u bixin doono.

Posted by:
Published :2017-10-10T03:08:00+07:00
DAAWO LA YAAB: Wiil Soomaali ah oo Jeclaaday Gabadh Hindiyad ah, Sida uu Jacaylka ugu beeray, Qoyskeeda wuxuu kala Kulmay (Waraysi Xiiso Badan BBC)
Posted by October 10, 2017 and have
0
comments
, Published at
No comments:
Post a Comment